Turkiga oo War cusub kasoo saaray qaabkii loo dilay Wariye Jamal Khashoggi

Dowlada Turkiga ayaan wali si rasmi ah u shaacin natiijada baaritaankii ay ku sameeyeen dilkii Wariye Jamal Khashoggi loogu dhax geestay gudaha Qunsuliyada Sacuudigu ku leeyahay magaalada Istanbuul. War kasoo baxay Xeer ilaalinta dowlada Turkiga ayaa lagu sheegay in Wariye Jamal Khashoggi markii uu gudaha u galay Qunsuliyada Sacuudiga lagu dhax ceejiyay kadibna si arxan … Continue reading Turkiga oo War cusub kasoo saaray qaabkii loo dilay Wariye Jamal Khashoggi